Degdeg Gudaha ka akhri: Fatahaadii Biyaha Badda ee Magaalo Xeebeedka Lughaya Oo Ilaa hadda Aan War laga haynin Khadadkii Telefonada oo ka goan Gabi ahaanba Magaaladaasi

Sida aanu wararka ku helayno Waxaa ilaa hadda aan la ogayn khasaaraha uu gaystay Biyaha Badda oo ku soo fatahay Magaalada Lughaya oo ka mid ah magaalo xeebeedyada Somaliland.

Sida aanu wararka ku helayno waxaa biyihii ay rideen taawaradii isgaadhsiinta sidoo kale roobaba waawey oo daƔy awgeed ayey adkaatay in War sugan laga helo magaaladaasi . Dad ka qaar ayaa sheegaya in Dhicii dhulka uu daad gooyey oo aan la isu talaabi karin.

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha togaherer isha ku hay

Advertisement

Ku Xayeysiiso