Maamulka Puntland ee Uu hogaamiyo Cabdiwali Gaas oo Qaylo dhaan Gurmad u dirtay Farmaaje Xaalada Dagaal ee Tuka-raq

Maamulka Puntland ee Uu hogaamiyo Cabdiwali Gaas oo Qaylo-dhaan Gurmad u dirtay Farmaaja-ha Federal-ka Somalia ka dib jabkii ka soo gaadhay ciidankiisa Dagaalkii dhawaan ay Tuka-raq ku soo qaadeen Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland kaas oo Ciidanka Qaranku kaga furteen Hub iyo Saanad Militari oo badan, maxaabiis badana ay kaga qabteen ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso