Markii ugu horeysay Shiinaha oo Ganay Dayax Gacmeed Shirkadi leedahay !!!

Shirkadda OS-X One Space Technology ayaa ku guuleysatay inay tijaabisay Dayax Gacmeedkii ugu horeeyey ee ganacsi..
            
Tani waa markii ugu horeysay ee shirakadi daah furto Dayax Gacmeed ay soo saartay shirkad gaar ahi Dalka Shiinaha ah, ayuu sheegay Telefishanka China. Tijaabadan ayaa waxaa la sameeyay Khamiista Maanta (17-kii May) saacadu markay ahayd 7:33 am waqtiga degaanka waqooyi-galbeed ee Shiinaha.
                  
Duulimaadka ayaa qaatay 306 ilbidhiqsi Shirkadda ayaa waday wajiga naqshadeynta iyo ganista illaa hal sano oo keliya.

Shirkadda “One Space Technology” ayaa la aasaasay sannadkii 2015, waxayna rajeyneysaa in ay ka qaybgalaan mashaariicda badan ee Shiinaha, waxayna qaban doonaan ilaa 10 meelood oo ah martigalinta 2019-ka.

Warqbadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso