-Shacbiweynaha Caasimada Somaliland Ku dhaqan Ayaa Maanta Hambalyo Balaadhan U Diray Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Ku Sugan..

(Toggaherer)-Shacbiweynaha Caasimada Somaliland Ku dhaqan Ayaa Maanta Hambalyo Balaadhan U Diray Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Ku Sugan..

Qaar Ka mid ah dadweynaha ku dhaqanka caasimada somaliland oo u waramaayey shabakadani caanka ah Ee Radio Toggaherer ayaa ciidamada qaranka Somaliland hamabalyo balaadhan u diray ,iyagoo ugu hambalyeeyey qaran-nimada somaliland sida geesinimada ah ee ay u difaacayaan ,halka ay dadweynahaasi fariin u direen in somalia ay farogalinta ay ka daayaan Qaranka somaliland oo ay soo daandaansanayaan.

Geesta kalena Caasimada Somaliland waxaa looga diyaargaroobayaa Bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay qaban qaabadeedii ka socoto,codadkaasi iyo warbixintaasi oo faahfaahsan goor dhow naga fisha ..

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso