Daawo–Faro Kale Ayaa Ku Jirtaa Dagaalka Ceel Afweyn,Waxaanan Xukuumada Ka Dalbanayaa IN Ay Talaabo Ka Qaado-Gud Baashe Maxamed.

(Toggaherer)–Faro Kale Ayaa Ku Jirtaa Dagaalka Ceel Afweyn,Waxaanan Xukuumada Ka Dalbanayaa IN Ay Talaabo Ka Qaado-Gud Baashe Maxamed…

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Oo maanta xafiiskiisa ugu waramaayey warbaahinta ayaa baaq nabadeed u dirya Jufooyinka walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmarayso deegaanka ceel afweyn,waxaanu gudoomiyhu xukuumada uu ka dalbaday in gacan Bur ah lagu qabto cidkastoo dirirtaasi ka qaybqaadanaysa oo sii hurunaysa .

Halka uu sidoo kalena Madaxdhaqmeedka wadanka uu ugu baaqay in ay kaalintooda qaataan oo ay damiyaan dirirtaasi ka soo cusboonaatay deegaankaasi:

Daawo:Gudoomiyaha golaha wakiilada Oo arrintaasi Iyo Arrimaha haamaha shidaalka Berbera ka waramaaya :

Advertisement

Ku Xayeysiiso