Yaab-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Soo Jorjestay Mooshinka Haamaha Shidaalka Berbera..

(Toggaherer)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Soo Jorjestay Mooshinka Haamaha Shidaalka Berbera..

fadhigii maanta Ee golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golahaasi Axmed yaasiin sheekh cali Aayaanle ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod aqlabiyad ah kaga soo hor jeesteen mooshin ku saabsanaa haamaha shidaalka Berbera Oo Golahaasi Horyaalay ,halka sidoo kalena ay ansixeyeen Godoomiayaha Baanka dhexe ee Somaliland cali IBraahim jaamac..

Halkani Hoose ka dhagayso qodob wareedkaasi oo faahfaahsan:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso