Dhagayso Wareysi–Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Jawaab kulul Siiyey Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Xuska Munaasibada 18ka Awgeed..

(Toggaherer)-Dhagayso-Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Jawaab kulul Siiyey Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Xuska Munaasibada 18ka Awgeed..

Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee xisbul xaakimka kulmiye oo wareysi khaas ah siinaayey shabakdani caanka ah Radio Toggaherer ayaa shabci weynaha somaliland ku bogaadiyey xuska munaasibada balaadhan Ee 18ka may,halka Uu Gudoomiyuhu fariin u diray masuuliyinta xisbiga mucaaridka ah ee wadani ..

Halkani Hoose Ka dhagayso:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso