Daawo-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland Aayaa waxay cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyeen Xeerka Qararaasyada Qaranka Iyo Mooshin Ka Dhan Ah…

(Toggaherer)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland Aayaa waxay cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyeen Xeerka Qararaasyada Qaranka Iyo Mooshin Ka Dhan Ah…

fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland Oo Uu Shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka kowaad Ee golahaasi Axmed Yaasiin sheekh cali Aayanleayaa mudanayaasha golahaasi waxay meelmariyeen xeerka qandaraasyada qaranka somaliland ,ka dib markii cod loo qaaday ayaa waxaa ogolaaday 40 mudane,waxaana diiday hal mudane,waxaana ka aabusay 2 xildhibaan ,gudoomiyuhuna ma codeyn.

Geesta kalena Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee  Golaha wakiilada somaliland Axmed yaasiin sheekh cali ayaanle waxa uumudanayaasha hortooda ka akhriyeymagacyada xildhibaano keenay golahaasi  mooshin xeerka kalluumaysiga..

Daawo:Gudoomiye ku xigeenka kowaad Ee Golaha wakiilada Somaliland Oo ku dhaqaaya natiijada ay kunasixiyeen xeerkaasi iyo magacyada xildhibanada mooshinkaasi keenay oo uu Golaha ka hor akhrinayo..

Advertisement

Ku Xayeysiiso