DAAWO-XILDHIBAAN MAXAMED SHEEKH CABDIRAXMAAN (Maxamed ilkacase) AYAA HADALKIISII TAAGEERO KA DHEX HELAY GOLE WEYNAHA GUURTIDA SOMALILAND..

(Togghaerer)-DAAWO-XILDHIBAAN MAXAMED SHEEKH CABDIRAXMAAN AYAA HADALKIISII TAAGEERO KA DHEX HELAY GOLE WEYNAHA GUURTIDA SOMALILAND..

Xildhibaan maxamed sheekh cabdirxamaan oo ka qaybqaadanaayey dooda xeerka Tamarta iyo korontada ayaa hadlkiisii uu dooda kaga qaybqaadanaayey taageero buuxda uu ka helay mudanayaasha Guurtida somaliland dhexdooda ,waxaanu mudanahu shirkadaha laydhka uu ka dalbanaayey in aanay kooto ugu xidhin laydhkooda oo ay shacabka ka daayaan haddii uu ruuxo ka maarmo laydhka shirkada korontada in aany shrkad kale u galin karin qofkaasi muwaadin ka ah,arrintaasi oo mudanuhu si kulul uga dareen celiyey..

DAAWO-Muuqaalkaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso