War Cusub: Dawlada Ethiopia ayaa Sheegtay in ay ka Baxayso Farahana Ka Qaadayso Heshiiskii Berbera Taas oo ay ku macneeyeen Mid khilaaf dhaliyey

War culus Dowlada Ethiopia ayaa iskaga baxsa oo gacanta ka taagatay hishiiskii Bebera kdb markay ku micnaysay mid aan socon doonin iyo qilaafka ka dhashay arinkaas.

Ethiopia ayaa tiri waan ka baxaynaa hishiiskaas umana muuqdo mid hirgali doona dhanka kale arimo xidhidhka dowladaha aan wanaajinaynin baa noo muuqdaa taas Badalkeedi waxay hishiis la galeen Jabuuti.

Hadalkaa Ethiopia ka soo yeedhay oo kaga baxay hishiiskii Berbera ayaa ku soo adayo xili Ethiopia iyo jabuuti kala saxiixdeen hishiis dhanka ganacsiga oo ay jabuuti ugu furaysa marin dikaha ah Dalka Ethiopia.

Tilaabadaan ayaa ka dhigaysaa waji gabax hor leh oo Emaratka soo foodsaaray, Halka dowlad Soomaaliya u tahay guul siysaaded oo hor oo u soo korartay.
Xigasho Universal

Advertisement

Ku Xayeysiiso