Daawo- xidhiidhka ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Si Rasmi Ah u shaacinaya Tartanka Orodka 10 kilomitir Iyo Shanta Kilomitir

(Toggaherer)-Daawo- xidhiidhka ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Si Rasmi Ah u shaacinaya Tartanka Orodka 10 kilomitir Iyo Shanta Kilomitir..

Gudoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud Somaliland Mustafe cabdi xaddi ayaa imika shaaciyey in maanta Galabnimada ay ku qabanayaan tartanka orodka oo iskugu jira laba qaybood ,tartankaasi oo uu xidhiidhka ciyaaraha fudud ee soamliland ku dhiirigalinayo dhalinyarada wadanka.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso