War Deg deg ah: Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay Rasaas ka dhacday gudaha makhaayad ku taal Tennessee


Saddex qof ayaa la dilay, afar kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii rasaasi ka dhacday maqaaxi u dhow magaalada saaka waabarigii ,sida uu xaqiijiyey bilayska magaalada Nashville ee Gobolka Tennessee.

Bilayska ayaa xaqiijiyay in dhacdadani ay ka dhacday xaafad ku taalla bariga Antioch ee magaalada Nashville, isaga oo intaa ku daray in baadhitaanku socdo wali.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso