Daawo-Guddida Ilaalinta Iyo Dabogalka Hantida Qaranka Somaliland Ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Hor Keenay Xeerka Qandaraas Bixinta .

(Toggaherer)-Daawo-Guddida Ilaalinta Iyo Dabogalka Hantida Qaranka Somaliland Ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Hor Keenay Xeerka Qandaraas Bixinta ..

Guddida ilaalinta iyo Dabogalka hantida Qaranka  Ee Golahaasi Wakiilada Somaliland ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay warbixin ka siiyeen xeerka Qandaraas Bixinta Dowlada somaliland oo ay wax ka badal iyo kaabisba ku soo sameeyeen ,iyadoo mudanayaasha golahaasi wakiilada loo qaybiyey xeerkaasi oo ay gudo gali doonaan doodiisa maalmaha soo socda .

Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta iyo Dabogalka Hantida Qaranka Somaliland Xildhibaan Naasir cali shire ayaa si faahfaahsan uga waramay ahmiyada uu qarankeena u yeelan doono xeerkaasi marka la ansixiyo ee uu madaxweynaha qaranka Somalilandna uu degreeto ku dhaqangaliyo.

Daawo muuqaalkaasi-

Gudoomiyaha gudidda ilaalinta iyo dabogalka hantida qaranka Oo inooga warbixinaya ahmiyada xeerkaasi uu qarankeena u yeelan doono marka la meelmariyo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso