Daawo: Cabdiraxmaan Ciro Oo Muuse Biixi Ugu baaqay in uu Is casilo hadii kale Xil ka xayuubin lagu sameeyo


Hargeysa(ToggaHerer):-Guddomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa eedahii ugu cuslaa u soo jeediye Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi iyo weli ba sida oo kale Madaxweynahii ka horreeyey Md.Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) isaga oo ku eedeeyey in ay yihin rag khiyaamay qaranka Somaliland, waxaana uu soo jeediyey in Maxkamad la horkeeno Madaxweynahii hore ee Somaliland isaga oo sida oo kale na Madaxweyne Muuse ugu baaqey in u deg-dag isku casilo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso