Daawo: Xisbiga Wadani Oo Doortay Xoghayihii Guud Una Magacaabay Aqoonyahan Khadar Xussen Abdi

Daawo: Xisbiga Wadani Oo Doortay Xoghayihii Guud Una Magacaabay Aqoonyahan Khadar Xussen Abdi.

Kulan ay Maanta Yeesheen Golayaasha Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad ah ugu Codeeyey in Aqoonyahan Khadar Xuseen Cabdi uu Noqdo Badalkii Xoghayihii Guud Ee Xilka Laga Qaaday.

Khadar Xuseen Cabdi ayaa noqonayaa Xoghayihii guud ee labaad ee Xisbigu yeesho intii uu  u soo baxay Saaxada Xisbinimada.

Advertisement

Ku Xayeysiiso