Ruushka oo Cadeeyey In Weerarrada la Qaaday Ayna ku Soo Dhawaan Saldhigyada Syria


Wasaarada Difaaca Ruushka ayaa sheegtay in Weerarka Maraykanka Faransiiska iyo Britain ay ku qaadeen Suuriya aan lagu bartilmaameedsan Goobo u dhaw saldhigyada diyaaradaha iyo sirdoonka Ruushka ay ku leeyihiin Suuriya.

“Mid ka mid ah Gantaalada Maraykanka iyo xulafadiisu may soo gelin Xuduudka mandiqada Saldhigyada Tartous iyo Himmaayim,” ayay wasaaraddu ku sheegtay hadal ay soo saartay ayna faafisay Wakaalada wararka Ruushka ee RIA Novosti.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso