Assad oo Soo Muuqday saacado ka dib weerarka Suuriya !!!!


Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad ayaa soo muuqday Maanta ka dib weerarkii Maraykanka ,Ingiriiska iyo Faransiiska ay ku qaadeen goobaha milatari ee magaalada Damascus iyo magaalooyinka kale oo Suuriya.

Assad ayaa ka soo muuqday meel la rumaysan yahay inay tahay Qasriga Shacabka caasimadda Dimishiq isagoo gacanta ku sita boorso gacmeed.

Sawirkan iyo Muuqaalkan ayaa la soo dbigay Barta Rasmiga ah ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Suuriya.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso