Trump: Duqeynta Syria Shaki kuma Jiro


Madaxwaynaha Maraykanka ayaa beeniyay inuu horay u goostay weerarka ka dhanka ah Suuriya, isaga oo sheegay in weerarku uu dhici doono mustaqbalka dhow.

“Hore umaan go’aamin weerarka ka dhanka ah Suuriya xiliga la fulin doono, waxay noqon kartaa mustaqbalka dhow, ama waxaa laga yaabaa inaanay dhawaan,” ayuu Trump ku qoray bartiisa Twitter-ka.

Waxa uu sii waday: “Dhamaan Xaalada Maraykanku waxay ka hoos shaqeysaa maamulkayga shaqada u weyni waa ka cidhib tir-ka gobolka ee Kooxda Daacish..Mee mahadnaqii Maraykanku ?”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso