Daawo: Wareysi-Xidhiidhka ciyaaraha fudud Ee Somaliland Ayaa shaaciyey In Ay Dalka Ka Qabanayaan Tartano Ciyaaraha Fudud Ah Oo Lagu Dardargalinaayo Dhalinayada Wadanku.

(Togaherer)-Xidhiidhka ciyaaraha fudud Ee Somaliland Ayaa shaaciyey In Ay Dalka Ka Qabanayaan Tartano Ciyaaraha Fudud Ah Oo Lagu Dardargalinaayo Dhalinayada Wadanku..

Gudoomiayha xidhiidhka ciyaaraha fudud ee somaliland ayaa si buuxda u shaaciyey in xihiidhkaasi dhawaan uu qaban doono tartano lagu dhiirigalinaayo da-yarta wadanka oo ay kor ugu qaadayaan ciyaaraha fudud ee wadanka.


 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso