Wardegdeg ah : Dagaal ka soo cusboonaaday Fadhigaab oo ka tisan Deegaanka Ceelafweyn dhaawacyo dhinac ah oo la soo gaadhsiiyey Ceelafweyn

Dhaawacyo Dagaalkii Fadhigaab Ah Oo Ceelafweyn Lasoo Gaadhsiiyay Iyo Khasarihii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Halkan Ka Ogow Kadib Markii Dagaal Duhurnimadii Maanta Ka Bilawday Degaanka Fadhigaab Oo Ee Galbeedka Gobalka Sanaag Ayaa Wararka helayno ay sheegay  in Ay Dagaalka Oo Daba Jooga Aano Hore Iyo Dagaalo Soo Noqnoqday Oo Markii Labaad Noqonaya Ee Labadaasi Beelood Kusoo Dhex Noqodo Ayaa Warka Aanu Helnay Sheegtay In Ceeelafweyn Lasoo Gaadhsiiyay 5 Ruux Oo Daraf Kasoo Wada Jeeda Oo Dhawacoodu Hal Nin Culus Yahay Afarta Kalena Dhawacoodu Fudud Yahay Halka Geesta Kalena  Khasaare Aan La Cadayn Karin Jiro . Ciidamada Qaranka Ee Qaybta Sanaag Kuwa Milatariga Iyo Booliska Ayaa Aad Ua Tacaalaya Xaalada Degaanadan Ceelafweyn Iyo Fadhigaab. Wixii Soo Kordha Dib Ayaad Nagala Socon Doonta

Advertisement

Ku Xayeysiiso