Gudaha ka akhri: Madaxweyne Muuse Biixi intii uu Xilka hayey Digreetooyinkii uu soo saaray Oo Dheeli badan ku jiro

Akhriste waxaad hoos ka eegi kartaa Madaxweyne Muuse Biixi intii uu Xilka Hayey magacaabistii Xilalka Dawlada taas oo uu had iyo jeer ku sar gooyo Qabiilada Somaliland.

Muuse Biixi ayaa Sida ka muuqada Digreetooyinkiisa waxa ku soo baxaaya in ayna isu miisaanayn Oo Laba Beelood Ay Xil Ahaan leeg yihiin ama in yar ka yar yihiin Somaliland inteedii kale oo dhan.Tusaale ahaan 87 ( todoba iyo sideetan) Xil oo uu magacaabay intii uu xilka hayey.                                                     Beelaha Habar Awal iyo Habarjeclo oo xilka la kala wareegay Waxay heleen 38 Xil Halka intii Soo hadhay Somalilandna ay Heleen 49 xil  taas Oo macnaheedu yahay in 11 xil ay dheeryihiin reera Somaliland oo la isu geeyo labadaas Beelood.  Sidoo kale waxa ka muuqada in beelaha Qaarna Sadbursi heleen halka kuwa kalena fara guudkood la siiyey xilalka uu magacaabay. Dhawaan waxaan idiin soo Gudbinayaa Qiimayta Xilalka Sida loo kala helay Grades ka A-B-C

Hadaba si aad uga bogoto bal waxaad eegtaa qoraalkan hoose.

 

Beesha Suber Awal= 20 Xil

1- Wasiirka Arimaha dibada

2- Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta

3- Wasiirka Warfaafinta, wacyi galinta iyo Dhaqanka

4- Wasiirka Hormarinta wadooyinka

5- Wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha iyo amiga

6- Hanti dhawraha guud ee qaranka

7- Mareeyaha Hawada iyo Madaarada

8- Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka

9- Gudoomiyaha gobalka Gabiley

10- Gudoomiyaha Gobalka Salaal

11- Gudoomiyaha Gobalka Saraar

12- Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex

13- Safiir ku xigeenka Ethiopia

14- DG  Madaxtooyada

15- DG Wasaarada  caafimadka

16- DG wasaarada Horumarinta  Maaliyada

17- DG wasaarada Maalgashiga

18- DG Wasaarada Shaqada iyo ariimaha bulshada

19- DG  qorshaynta qaranka

20.Gudoomiye ku xigeenka Hayada  tayyada

 

Beesha Habarjeclo= 18 Xil

1- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha

2- Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha

3- Wasiirka Wasarad  Macdanta

4- Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada

5- Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

6- Wasiir ku xigeenka caafimadka

7- Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga

8- Gudoomiyaha gobalka Awdal

9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex

10- Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada

11- Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka

12- Safiir ku xigeenka Dalka Kenya

13- Safiirka Midowga Africa

14- DG Wasaarada dibada

15- DG Wasaarada  Cadaalada

16- DG Wasaarada  Horumarinta Reer miyiga iyo Deegaanka

17- DG Wasaarada Hawlaha Huud iyo Guryaaynta

18- DG Wasaarada Ganacsiga warshadaha iyo Dalxiiska

 

Beesha Garxaajis

1- Wasiirka Horumarinta Maaliyada

2- Wasiirka Caafimadka

3- Wasiirka dhaliyada  iyo Cayaaraha

4- Wasiirka Horumarinta Reer miyiga iyo Deegaanka

5- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada waxbarashada

6- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi galinta

7- Gudoomiyaha Gobalka Togdheer

8- Gudoomiyaha Gobalka Hawd

9- Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Saaxil

10- Afhayeenka Madaxtooyada

11- Safiirka Ethiopia

12- DG Wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiinta

13- DG Wasaarada  Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha

14- DG Wasaarada  Degmooyinka iyo dawlada hoose

15. DG Wasaarada  Gaadiidka iyo Wadooyinka

 

Beelaha Harti= 11

1- Wasiirka Wasaarada Biyaha

2- Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta

3- Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska

4- Wasiirka Gaashandhiga

5- Wasiir ku xigeenka Hormarinta  gadiidka iyo Jidadka

6- Gudoomiyaha gobalka Buhoodle

7- DG Wasaarada  Diinta iyo Awqaafta

8- DG Wasaarada Aminga

9- Dg Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi Galinta

10- Aggasimaha maamulka iyo lacagta Comminsion ka   kaAIDS

11- Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka

 

Beesha Samaroon= 8 xil

1- Wasiirka wasaarada beeraha

2- Wasiirka Qorshaynta Qaranka

3- Wasiirka  ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska

4- Gudoomiyaha gobalka Saaxil

5- Gudoomiye ku xigeenka Hayadda Qoxoontiga

6- DG  wasaarada Biyaaha

7- DG wasaarada tacliinta sare

8- DG  Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga

 

Beesha Arab: 7 Xil

1- Wasiirka Diinta iyo waqaafta

2- Wasiirka Maalgashiga

3- Wasiir ku xigeenka arimaha dibada

4- Gudoomiyaha Gobalka Sanaag

5- Safiirka Qaraamada midoobay

6- DG Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

7- DG Wasaarada Horumarinta Beeraha

 

Beesha Ayuub= 3 xil

1- Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

2.DG Wasaarada macdanta

3- Madaxa hormariinta Mashaariicda Dalka

 

Beesha Ciise= 2 xil

1- Wasiirka Cadaalada

2- DG wasaarada waxbaraashada

 

Beesha Gabooye= 1 xil

1- Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka

 

Beesha Toljeclo= 1 Xil

1- Wasiir ku xigeenka Horumarinta Maaliyada

 

 

 

 

Beesha Fiqishini= 1 xil

1- Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada

Advertisement

Ku Xayeysiiso