Wardegdeg ah: Gaadhi Noah ah oo dooxii Hargaysi la tagay gabadh iyo nin uu qaatay iyo ruux laga soo reebay

Wardegdeg ah: Gaadhi Noah ah oo dooxii Hargaysi la tagay gabadh iyo nin uu qaatay iyo ruux laga soo reebay

Si ay wararku sheegayaan waxaa dooxii Hargaysi qaatay Gaadhi Noah ah kadib markii uu is yidhi ka talaw dooxa Hargaysa gaar ahaan beerta sayidka dhinaceeda.

 

Waxaa la sheegayaa in ciidamada dabdamisku ay ku guulaysteen in ay ka soo reebaan hal ruux halka gabadh iyo nin aan ilaa hadda la ogayn meel ay jaan iyo cidhib dhigeen daadkiina sidaasi kula tagay.

Wixii war ah ee ka soo kordha kaga bogo wararkayaga dambe

 

Warqabadka togaherer

Hargaysa

Advertisement

Ku Xayeysiiso