Isku day Gaadhi Jiidhsiin ka dhacday koofurta bari ee France

Gaadhi aan la aqoonsan ayaa isku dayay Khamiista maanta in la jiidhsiiyo askar Faransiis ah ma uu gaysan wax dhaawac ah askartiina waxba may soo gaadhin, sida ay sheegeen warbaahinta gudaha.

Sida laga soo xigtay ilo amaanka, ruuxa geystay gaadhi jiidhsiinta ayaa ka baxsaday goobta, ujeeddooyinka ka dambeeya gaadhi jiidhsiinta ayaan weli la aqoon.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso