Daawo-AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo daboolka ka Qaaday In Ururada Ku Shaqaysta Magaca Dhalinyarada dalka Ay Ku Dabogalayaan Howshooda

Daawo-AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo daboolka ka Qaaday In Ururada Ku Shaqaysta Magaca Dhalinyarada dalka Ay Ku Dabogalayaan Howshooda…

AGaasimaga Guud Ee wasaarada dhilanyarada iyo ciyaaraha somalialnd ayaa dhalinayarada wadanka ugu bushaareeyey in uu la barbar taagan yahay in cidkastoo xaqooda hoos udhig ku samaynaysa uu ka horatagayo,isla markaasina ururada magaca dhalinayada dalka ku shaqaysa uu kula xisaabtamo doono waxay u qabtaan da-yarta dalka,sidaasina waxa uu ku shaagay agaasimuhu xaflad dhalinayada caasimada somaliland ku qabsatay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso