Daawo:Madaxweyne Biixi oo Dalka dib ugu soo laabtay galabta iyo waftiga oo ka warbixiyey waxa u soo qabsoomay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo Isu-tagga imaaraadka carabta ugu baqnaa hawlo shaqo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Gudoomiyaha Kowaad ee golaha wakiilada Somaliland, Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo masuuliyiin kale. Iyadoo ay saxaafadda la hadleen wasiirka biyaha Mudane Saleebaan Cali Koore iyo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe


Advertisement

Ku Xayeysiiso