Daawo-Mujaahidiintii Ururka Ufo Ayaa farmaajo iyo Xasan Cali Khayre Hanjabaadii UGu Kululayd Imaka Hawada U Mariyey.

(Toggaherer)-Mujaahidiintii Ururka Ufo Ayaa farmaajo iyo Xasan Cali Khayre Hanjabaadii UGu Kululayd Imaka Hawada U Mariyey.

Daawo Mid Ka Mid ahaa halyeeyadii Ururkii Ufo Oo ka qilqishay hadal ka soo yeedhay maamulka taagta daran ee muqdisho fadhiya Oo qarankeena somaliland soo farogaliyey.

Advertisement

Ku Xayeysiiso