Koox hubaysan oo aan la aqoonsan oo Baasuuke ku Dhuftay Maqaaxi ku Taal Badhtamaha Kiev….


Koox aan la garanayn ayaa badhtamaa caasimadda Ukraine Kiev ayaa bartilmaameed ka dhigtay makhaayad kuna dhuftay Baasuuke Ama RPG.

Baasukahan ayaa sababay dab ka kacay makhaayadda, sidoo kalena qaraxa qaraxa ayaa burburiyay muraayadaha dhismayaasha deriska la ah, sida ay Qortay Tvga “Эспрессо”.

Xogta bilowga ee la helaayo lama sheegin wax khasaare ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso