Aniga Ayaa Idhi Ee Samee Shaqayn Mayso -Toosinta Ubadka Said Ali Ahmed

Wacdiga, wax isu sheega iyo dooda wanaagsani waxa ay door wayn ka ciyaaraan ka hortaga iyo dawaynta khaladaadka ubadka. Qaylada iyo khasabku inta  badan iyagu
wax ma wanaajiyaan wuxuun bay sii kharibaan. Waqtiga dhow waxa laga yaabaa in aad u  in aad u malayso in qaylada iyo dagaalka wax ku xalisay, waqtiga fogse waxa uun laga dhaxlaa in uu xidhiidhku burburo. 

Halkan ka daawo qodobo asal u noqon kara qancinta ubadaka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso