Xanuunka Kelyo Istaaga

Waxa qoray Dr.Xerow physiotherapy
wali maan arag sida ay usoo kordhayaan kalyo istaaga iyo xanuunka faaliga oo ku soo badanaya dalkeena 50% xanuunkan oo u baahan in daraasad lagu sameeyo cuntooyinka iyo daawooyinka dalka yimaada tayadooda isticmaal 30 sano ayaa dalka iyo dibada kasoo shaqeeyey

Laba jeer oo dambe ayuu weerara faaligu qofka uu haleelay marka hore waxa loo baahan yahay in lagu xidhnaado talooyinka caafimaad ee drs anigu waxaan ku guulaystay 42 qof oo uu haleelay noocyada faaligu markaan u sameeyey jimicsiyo qalab caafimaad turqida irbadaha jidhka iyo duugid muruqyada jidhka ee shaqo gabay Tirade xanuunka faaliga dadka u jiifa oo kor u sii dhaafaya qiyaas ahaan 20% iyagoo ay buux dhaafiyeen rugaha cafimaadka iyo cusbitaalada dalka iyadoo Qalabka baadhista caafimaadku waxa uu fududeeya shaqada dr iyo ogaanshiyaha caafimaadka qofka jiran

physiotherapy acupuncture message waxay qayb laxaad leh ka qabtaan dib uga shaqaysiinta muruqyada seedaha iyo carinta xididada qaybaha jidhku ka jiran yahay waa in loo isticmaala qalabka hada caalamku uu isticmaalo Nerve ilko xanuunka iyo xidika dhinac xanuunku cabudhka qofka cadhada joogtada diiqada waxay saamayn raad ku leeyahiin xanuunka dhiig karka oo isu badala cudurka noocyada faaliga waxa loo baahan yahay in aynu ka shaqayno habdhiska shaqada qaybaha jidhkeenu Ka kooban yahay waa in qofku helaa cuntooyin lala socdo tayadooda isticmaal sida isticmaal biyo nadiif ah ugu yaraan 1 litir a day sonkor iyo cusbo isku dheeli tiran waqtiyada qaadashada cuntada Iyadoo ay sii badanayaan pharmasiyadi iyo rugahii caafimaadka oo noqday goobo ganacsi iyadoo dadwaynahii soomaaliyeed noqdeen daawo ku nool daawooyinkaas oo iskood u qaataan daawooyin aanu dr u amrin in ay isticmaali karaan daawooyinkaas oo ku keenay maamul daro iyo talo la an caafimaad oo kasoo wajahday bahdii caafiimadka ay bidayeen aqoonta caafimaad sida drs nurses oo isku badalay ganacsato lacag raadis ah waxa samaysmay goobo iclaajyo kadib markii uu burburay siyaasadii caafimaadka dawliga waxa kordhay dhimashadii waxa buuxsamay cusbitaaladii dawliga iyo privites waxa batay xanuuno sida noocyada cancerka faaliga oo bulshadu u jiifto inta badan

Waxa jidhkii fayaqabay ku dhacay jimicsi la an waxa is xanibay oo is xidhmay howlahii shaqada jidhka muruqyada xidida ee ay ku gaadhsiin lahaayen wareega dhiiga sida qaybaha kale ee habdhiska jidhku uu ka kooban yahay

Waxa ay la kulmeen bulshadii ka ganacsanaysa qofkii jiranaa waxa yaraaday ku shaqaynta qalabkii baadhista caafimaadka ee rugaha caafimaadka gaarka iyo cusbitaalada

Waxay isu badaleen goobahii caafimaadka goobo ganacsi waxa luntay tixgaalintii dhagaysigii qofka jiran waxa meesha ka baxay in la helo qalab casri ah oo si fudud loogu ogaan karo jirada qofka iyo heerka ay marayso

Waxa soo if baxay cuduro aan hore dalka uga jirin sida cudurka kanserka faaliga iyo dilaac ku yimaada xidida jidhka dhiig bax saaid ah etc waxa qayb ka ah had iyo goor xanuunadas caafimaad lasocodla anta in la helo qalab caafimaad oo si saxa loogu ogaan karo jirada qofka
Dr xerow
063 4496261

Advertisement

Ku Xayeysiiso