Daawo-Gudoomiyaha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Imika Ka Hadlaya Doorashooyinka Wadanka Ku Soo Socda.

(Toggaherer)-Daawo-Gudoomiyaha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Imika Ka Hadlaya Doorashooyinka Wadanka Ku Soo Socda.

Mudayashaa Aqalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa maanta ufurmay kalfadhigii 65naad oo ay Gudi Gali Donaan Mudanayaashu.

Fadhigii maanta Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo uu Shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Md-Saleebaan Maxamuud aadan ayaa oo kalfadhigaasi si rasmi ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey xaalada halka ay marayso ,Arrimaha Doorashiiyinka soo socda ,xaaladii Abaarta Ee dalka ku dhufatay saameynta ay kaga tagtay dadkeena xoolo dhaqatada ah ,waana kan Gudoomiyaha Oo Arrimahaasi ka hadlayaa:

Advertisement

Ku Xayeysiiso