Daawo: Maareeye Kuxigeenki Hore ee Wakaalada Laydhka Somaliland Dr Cabdilaahi Yusuf Oo Maanta Si balaadhan loogu Soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Hargaysa

Waxa Maanta madaarka diyaaradaha ee magaaalada Hargaisa ee Egal Inernational airport Si balaadhan  loogu soo dhawaweeyay maareeye ku xigeenkii hore ee wakaalada laydhka ee Somaliland Abdilahi Yusuf Elmi isagoo ka soo kicitimay Dalka Ethiopia oo uu waayadii dambe ugu sugnaa diyaarinta Waxbarashada sare ee Master. Maareeyaha Ayaa Soo dhamaystay  waxbarashada heerka labaad ( masters degree) oo in muddo ah ugu maqnaa wadanka Ethiopia gaar ahaan caamisada Addis Ababa.

Waxa madaarka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka dirsan xukuumada, asxaabta Mucaaradaka, Muxaafadka iyo xubno ka tirsan ciidamada socdaalka ee Somaliland. Kalmado kooban oo uu ka jeediyay qaybta VIP da ee madaarka waxa uu ugu mahad naqay dadkii soo dhaweeyay iyadoo ugu dambayntii hadhimo sharafeed loogu sameeyay hudheelka Gacalle ee magaalada Hargaysa.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso