Daawo: Barnaamijka Kaydka xusuusta(Toggaherer) iyo khudbadihii kululaa faysal cali waraabe,Olalaha kaga qaybgalijiray.

(Toggaherer)-Barnaamijka Kaydka xusuusta(Toggaherer) iyo khudbadihii kululaa faysal cali waraabe,Olalaha kaga qaybgali          jiray.

ASxaabtayada  ku xidhan shabakadani caanka ah (ToggahererNews),waxaad ku soo dhawaataan Barnaamij kooban Oo Aanu idiinka soo diyaarinay Xiliyadii uu wadanka ka socday ololaha Doorashooyinka qaranka Somaliland.

Iyadoo Barnaamijkeena aynu ku soo qaadan doono Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid uu kaga qaybqaadanaayey kaambeynka ololahaasi,waxaanu gudoomiyaha oo iliyadaasi fagaaraha Beerta xoriyada ee magaalada hargeysa oo uu kula hadlaayey kumayaal taageerayaasha xisbigaasi ah.

Halka uu sidoo kalena Gudoomiye faysal cali waraame uu canan uu dhagaha kaga jaray xisbiga ay siyaasad ahaan iskaga soo horjeedeen (wadani)-oo uu cambaaeyey culus dusha ka saaraayey xiligaasi.

Dhagyso -Eng-Faysal cali waraabe khudbadiisii kululay xiliyadii ololuhu socday:

Advertisement

Ku Xayeysiiso