Daawo-Gudoomiyaha Hay-adda U diyaargarowga Aafooyinka Qaranka Somaliland Oo ka warbixinaaya xaalada Abaareed Ee Wadanka Ka Taagan

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Hay-adda Udiyaargarowga Aafooyinka Qaranka Somaliland Oo ka warbixinaaya xaalada Abaareed Ee Wadanka Ka Taagan.

faysal cali sheekh Gudoomiyaha Hay-adda  Udiyaargarowga Aafooyinkaiyo kaydka raashinka Qaranka faysal cali sheekh oo mudanayaasha guddida joogtada ee golaha guurtida somlailand warbixin ka siinaayey xaalada abaareed ee dalka ka taagan ayaa si faahfaahasn uga waramay sida abaartu usaamaysay shacbi waynaheena dalka gudihiisa ku nool,waxaanu farta ku fiiqay in Gobolada xeebaha dalka ku yaala ay abaar kululi ka taagan tahay.

Daawo Muuqaalkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso