Urur Goboleedka IGAD Ayaa Somaliland ku Bogaadiyey Doorashooyinka-sida Xorta Aha..

(Toggaherer)-Urur Goboleedka IGAD Ayaa Somaliland ku Bogaadiyey Doorashooyinka-sida Xorta Aha..

Daawo-Masuuliyiin ka socotay urur Goboledka iGadh Ayaa waxay Somaliland ku bogaadiyeen doorashiiyinka wadankeena sida xorta ah uga qabsoomay iyo geedi socodka dimuqraadiyada uu dalkeenu ku talaabsanaayo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso