Dhagayso-Qaad Yaraan Ayaa Laga Dreemayaa caasimada somaliland +Dadweynaha Magalada Hargeysa Ayaa Arrintaasi Dareenkooda ka dhiibanaya:

(Toggaherer)-Qaad Yaraan Ayaa Laga Dreemayaa caasimada somaliland +Dadweynaha Magalada Hargeysa Ayaa Arrintaasi Dareenkooda ka dhiibanaya:

Xubno ka mid ahaa dadweynaha ku dhaqan magalada hargeysa ayaa siyaabo kala gedisan uga hadlay qaad yaraan laga dareemaay magalada hargeysa,waxaanay dadweynahaasi si balaadhan u soo dhaweeyeen cashurta ay xukuumadu ku kordhisay qaadka,waxaana hadaladii dadweynahaasi ka mid ahaa:

Advertisement

Ku Xayeysiiso