Haweenay Qoyska ka Taliya Imaaradka oo guursatay Nin Ingiriis ah iyadoo ay joogaan Sheikh Mohammed bin Zayed iyo George Bush


Waxa la soo dhigay goobaha shabakadaha bulshada cajalad fiidiyoow ah isla markaana muujinaysa Daqiiadii uu Baarigayay Sheikh Mohammed bin Zayed guurka haweeney Qoyska Emiratka ka taliya oo nin dhalinyaro ah oo British ahi guursaday.

Waxa Fiidyawga ka soo muuqanaya isna Madaxweynihii hore ee Mareykanka George W. Bush, oo booqanaya Imaaraadka Carabta isaga oo ka qeyb galaya shirkii Milkeniga ee Abu Dhabi ka dhacaya.

Warqabdka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso