Dhagayso-Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Kulan Xogwareysi Ah La Qaatay Masuuliyiinta Baanka Dhexe Somaliland.

(Toggaherer)-Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Kulan Xogwareysi Ah La Qaatay Masuuliyiinta Baanka Dhexe Somaliland.

Mudanayaasha Guddida Joogtada Ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxay xarunta Barlamaanka Somaliland kulan xogwareysi ah kula qaateen masuuliyiinta Baanka dhexe Ee Somaliland.

Halkani Hoose Guji Oo Dhagayso:

Daawo -Muuqaalada Gudida Joogtada Ee Golahaasi wakiilada Somaliland Iyo Masuuliyiinta Baanka Dhexe.

Advertisement

Ku Xayeysiiso