Sidee Loo Turjumaa

  1. u turjum somalia:
  2. ka turjum English:

sidee ayeynu af  ingiriisiga af soomaali ugu tarjunaa?

sidee baynu u qornaa weedho bad-qab?

 

su’aalahaa iyo qaar kale ayaanu ka jawaabi doonaa , balse marka hore

maxa lagu tarjumaa ? aynu qodobeysano arimaha kaa caawinay talo ahaan,

 

1) in aad taqaanaa luuqada aad waxa u turjumeyso iyo ta aad ka turjumeyso  qawaacida naxwi ahaan u dejisan gaar ahaan aad  awood u yeelato dhisida weedho bad qabta.

2)tusaale ahaan waa in aad taqaanaa ficil iyo faacil iyo lagu faliba inta iyo dhamaan weedhaha hadalka intiisa kale adiga oo aan is dhibin.

 

xadidi weedha wakhtiga ku aad ee aad turjimid-doonto.

tusaale ahaan

somaliland has succeeded in closing the ranks of somalia leaders and this will have a great effect on the peace process

soomaliland waxa ay ku guuleysatay  in ay isku duubto hogaamiyayaasha soomaaliyeed taas oo ay saameyn weyn ku yeelan doonto dhabaha  nabadeynta  loogu jiro

 

.

ka fagow turjumida xaraf ahaaneed ee keenayaysa  in macnihii caadiga ahaa uu baabo.

tusaale ahaan

waxa aan ka cabanayaa mushkilada bilaa camalka ah

khalad  ¬ still suffer from problem unemployment

4) iska illaali weedha guud ee aan la heyn macnaha   ( v. To have):)

 

We have a lot of natural resources. macnihii:waxa aanu leenahay illo badan oo dabeeciya

qeyb ficilada aan u baahneyn xaraf jar oo ah kuwan ku jira  :

 

U bogay Admire Saameyn affect 
U khuduucay Owe dabaaldeg   Celebrate
Ka mid tahay Include Dareemid Feel
U hurid Sacrifice ku raaxeyso Enjoy
Ka baqasho Fear La kulan Join
Gaadhid Reach Qabasho Arrest

 

6) .inta badan weedha sifadaha waxa raacda labada xarafwaxana ay ka danbeeyaa magac iyo falkaabaha iyo ficilka sumadeeduna waxa ay tahay (ly)

 

( is ).waxa jira falal yar yar oo aan si toos ah loo tarjumi Karin illaa in la eego hadalka sida ay ugu jiraan mooyeene kuwaan waxa ka mid ( to it  tusaale ahaan

 

 

waxa muhiim ah in aad dejiso mustaqbalkaaga                                                                                                                                        ( It’s important to plan for your future)

9) ficilka sifada lagu buunbuuniyo waxa la ma tarjumo  tusaale .

The government is greatly interested in education. dawladu waxa ay aad ahmiyada u siisay waxbarashada.

 

kala madaha aan turjimi-doono  ” ee xifdi

Xoriyada liberty  Nabad peace
Adadega Violence dagaal        war
Horamar Flourish Taageerid support
Dhacdooyinka taagaan               current events Mustaqbalka destiny
Waajihida Face Shirka ugu sareeya summit

conference

Kobcin Increase Argagixso terrorism
Yareyn Reduce Soo celin restore
Amin Security Amaahin condemn
Kobcin hormarineeed Progress Baaba destruction
Hormarin         Development Awooda enable
Saameyn Effect Dadaal efforts
Tixgalin Consider Balan nabad galayo leh peace treaty
Barwaaqo    prosperity Dhiirigalin encourage
Kacaan        Renaissance Xal solution
Xuquuq Rights Ku keentaa lead to
Cabirida Express Daneyn interest
Dad    peoples  Hadaf aim
Ka qeyb qaadasho         contribute to Xaqiijin achieve
Midho gashasho Invest Halgan struggle
Maal galiyayaa    Investors Dakhliga income
Maal galinta      Investment heerka nololeed Standard of living
Iska difaacid defend  Xasilooni stability
Dhaqaale economy    Awoodi ability
Illaalin Protect Wajibaad duties
Keydin Saving Midnimo unite
Muqaal           Phenomenon Ka disnaa differ
Camirida r            reconstruction Waxbarsho education
Lacageyn Finance Loola jeedo aim at
Faa’ido Benefits Nololeed vital
Xadaarada       Civilization Duruuf adeg crisis
Mahad celin thank to Dhinacyada aspects
Tusaaleyn la suureysn kar ideal    Goobaha fields
U socod: dalbid seek     Waxsoosaar production
Ka fogaansho avoid   Liqid :dhameyn c         consumption
Nimco blessing  Dawladu koraya d        developing countries
Raacid       cape with     Illo sources
Tanaanid welfare  Iscaawin co-operation
Mabaadi     principles    Ka adkaan over come
Diidi Prevent Fidida spread
Dhalinyar Youth Tayo quality
     Nin shaqo        man power Miisaaniyada budget
Balaadhin Expand Bulsho society
Nusqaamin Shortage U fidan provide
Rarid Transport Haleelida realize
Dhaqan Culture Warashada industry
Uminimo Illiteracy Hajro     immigration
Saxaafada press    Dejin housing
Aqoon         knowledge    Ka faa’ideyso exploit
Daliil Evidence Aasaasida establish
Dhiirigaliyayaal fans      Fulin carry out
Muqaal dabeeciya Scenery Amah loans
Soo jeedasho Attract Hanuunid r      rationalizing
Xayeysiin             advertisements Mahrajaan festival
Kasbasho Acquire Sabri patience
Hibo leh talent   Dhexal heritage
Doonis will     Daryeelada care
Ka qeybin share    Leyli practice
Dayicid Neglect In u dhigant rate
Rabeyn bring up Barwaaqo enrichment
Fududeyn Facilities Caqabda ku ah hinder
Ruux soul     Iska caabin resist
Adkeyn defeat   Siin grant
Aafo pest     Diin religions
Amaain Condemn Baahi needs
Xagjirinimo    Extremism Faldanbiyeed crimes
Xakhlaaq Morals Hal abuur creation
U iilasho Aspire Is garabeysi stand shoulder to shoulder
 jiil             Generations Dib u hagaajin r         reclamation
Dilaa fatal     Laga  mamaarmaan I          indispensable
Isa saamixida    tolerance     Khasaare loses
Qadar lagu noolaadu          cost of living Barwaaqiyn enrich
Qadarin devote  Han sare ambitions
Dariiqooyin means  Boos muhiin ah great position

                                                                                        

Kheyr the good jecayl love
Qurux Beauty iimaan faith
Cadaalada Justice Caqli badni intelligence
Dulmi Injustice Cabqarinimo genius
    saaxiibtinimo friendship
Damac Greed Firfircoon activity
    Xirfada skill
الرفاهية Welfare التطور – التنمية development
Bilaa camal Unemployment fudud simplicity
Waxsoosaar Production naxaris compassion
Xorinimo Independence giisinimo courage
Si dhameystrin Integration Kalsooni confidence
Halgan Struggle damiir conscience
Tartan Competition shaxshale tact
Raaxo Comfort Joogteyn application
التسامح Tolerance sharaf dignity
Ka faalada qaad Solidarity nidaamka discipline
التعاون co-operation rajo                           hope
Abaal marin Reward Rajo wacn rosy
Ciqaab Punishment Masuuliyada responsibility
Xikmada Wisdom Xamaasada zeal
Xoriyada Freedom Fasahaad corruption
Galda  amaan Gratitude Guul victory
Sabrida Patience الأمن security
Cadeyn Frankness Lag dan conflict
Aadaab Politeness Dood dispute
Adeecid Obedience Dhismi construction
Tawaaduc Modesty Ka qeybqaadasho Contribution
Wasakho Pollution Faqri poverty
    Leexsanaan deviation
Dhaqaale Economy Casabiyada fanaticism
Colaad Hostility Isku filaansho  shaqsiyadeed self sufficiency
Dhalid xakameyn birth control Nafta ku tiirsanaan self-reliance
Nidaaminta qoys family planning Dayacaad carelessness
    Marti sooryo hospitality
Talxiisida Tourism Dacaayada propaganda
       
Naceybsho Hatred Xaasidnimo envy
Aasaar Monuments Cadho anger
Daahfur Discoveries Daciif weakness
Warwar Worry Laqabasaho  balwad addiction
مستوى المعيشة living standard Jahli ignorance
Aqlabiyada Majority    
Tiro yare Minority    
Culeys Burdens    
Faa’idooyin Advantages    
Ceebo disadvantages     
Shir Conference Gumeyste imperialism
Hidaha Traditions الصهيونية Zionism
Caadooyinka Customs اليهود Jews
Deegaan Population النصارى Christians
Dib u eegid point of view    
الاستثمار Investment التعليم education
Dood Discussion Beero agriculture
Balagalid Treaty الثقافة Culture
أنشطة Activities الصناعة Industry
    Ganacsi Trade
    Wakhti firaaqo spare time
Maadi ah Materialistic Cilmi baadhis researches
    Jihooyinka horizon
Caruurnimo Infancy Tilmaamaha characteristics
Raginmo Manhood    
Khiyaale imagination Hanuunin guidance
Cadeyn tariih Data Wacyigalin awareness
Xog Information Takhsus specialization
Diin Religion Fal celin Reaction
    Caafimaadi recovery
Fadli :wacan Virtue Cudur Illness
Gunimo xun Vice Muwaadin Citizens
Munaasibado Ceremonies جيل generation
Xaflada Celebration Hawlgal operation
Jihada mawqifka Attitude Laaluus qaadhash Bribery
Halis galin nafta Adventure Fasaad corruption
matal Representative    
Ku xigeen Representation    
    Xisaabin Accountant
    Cadeynta xisabaha Statement
Adeegso xun Misuse Dhoofin Export
Majaro habaabin Mislead Soo dhoofin Import

 

 

 

qayixtaan Definition  
Ihaanu abasement n.  
Khafiifin abate vb.  
leexsanaan aberration n.  
muuganaan abstraction n.  
Gunta u dheer abstruse adj.  
Muujin ahmiyada accentuate vb.  
qaniinay acrid adj.  
Garaad bani acuity n.  
Garaad wacan acumen n.  
khabiir adept adj.  
digniin admonish vb.  
Xeeldheer adroit adj.  
Iska ka dhaadhicin adulation n.  
La jecelyahay aesthete n.  
bulshaawi affable adj.  
nimco affluence n.  
Ma garanayo agnostic adj.  
xamaasada alacrity n.  
hinaase altruism n.  
Is galin amalgamation n.  
uruurin amass vb.  
qarsoon ambiguous adj.  
Is burinaya ambivalent adj.  
wanaajin ameliorate vb.  
wehel amiable adj.  
Go’sanaan tarikh anachronistic adj.  
nicbaansho animosity n.  
burin annulled vb.  
Lid ku ah antagonistic adj.  
Bilaa dareen ah apathetic adj.  
An siyaasad laheyn apolitical adj.  
Beerasho leh arable adj.  
Maamulida arbitrary adj.  
     
     
     
     
     
     
     
     
Dhexal arcane adj.  
Qadiim ah archaic adj.  
  archipelago n.  
sugaansho ascertain vb.  
Saahid ascetic n.  
Maahir caqli badan astute adj.  
Mar la arag ah atypical adj.  
badnaansho augment vb.  
Dhegeyste oo qudh aural adj.  
Sugan oo run ah authenticate vb.  
Awood xukun leh autocrats n.  
Madaxbanaani leh autonomy n.  
Ka fogaansho avert vb.  
Shaki bafflement n.  
dilaa baneful adj.  
Buuxin khasnad barrage n.  
xaasid begrudge vb.  
weeraray belabor vb.  
Fikir khaldan siino belie vb.  
Deeqsi benevolent adj.  
Taageeray bolster vb.  
Hadal la qurixiye bombast n.  
Qalafsan boorish adj.  
Qurux badan bountiful adj.  
Koobid brevity n.  
Bansiidi Byzantine adj.  
Kala tagsanaan cacophony n.  
Iska dhaadhicin cajole vb.  
Adag qalafsan callous adj.  
Cadaan candid adj.  
Cajiib aan aheyn capricious adj.  
Leexsan     – catastrophic adj.  
  cathartic adj.  
     
     
     
     
     
  caustic adj.  
  censure n.  
  cerebral adj.  
  chicanery n.  
  chronic adj.  
  circumscribe vb.  
  circumvent vb.  
  clandestine adj.  
  coerce vb.  
  cognition n.  
  compendious adj.  
  conciliate vb.  
  concise adj.  
  concord vb.  
  concur vb.  
  conflagration n.  
  confound vb.  
  congenial adj.  
  conjoin vb.  
  connoisseur n.  
  conscientious adj.  
  consecrate vb.  
  consign vb.  
  conspicuous adj.  
  consummate vb.  
  contempt n.  
  contiguous adj.  
  convene vb.  
  conventional adj.  
  convergence n.  
  convivial adj.  
  convoluted adj.  
  copious adj.  
  corollary n.  
     
     
     
     
     
  corpulence n.  
  corroborate vb.  
  credulity n.  
  cumulative adj.  
  cunning adj.  
  curative adj.  
  cursory adj.  
  cynicism n.  
  dearth n.  
  debacle n.  
  debilitated adj.  
  debunk vb.  
  deferment n.  
  defunct adj.  
  deleterious adj.  
  delineate vb.  
  delude vb.  
  demise n.  
  demonstrative adj.  
  denude vb.  
  depersonalize vb.  
  depravity n.  
  depreciatory adj.  
  derelict adj.  
  derision n.  
  despoil vb.  
  devoid adj.  
  diatribe n.  
  didactic adj.  
  dilatory adj.  
  diminutive adj.  
  diplomatic adj.  
  disarming adj.  
  discernment n.  
     
     
     
     
     
  discord n.  
  discrepancy n.  
  disillusioned adj.  
  disingenuous adj.  
Nusqaamin disparage vb.  
Saarid dispersion n.  
Muran disputation n.  
Carqalad disrepute n.  
Baahin disseminate vb.  
Khilaaf dissent n.  
Barar distension n.  
Fudud docile adj.  
Aragti caqideeda doctrinaire adj.  
Mabada go’an dogmatic adj.  
Shakisan dubious adj.  
Ada’deyga earnest adj.  
Xamaasadeysan ebullient adj.  
Dooris eclectic adj.  
Baa’biina effacement n.  
Saameyn leh efficacious adj.  
  effusive adj.  
  egotistical adj.  
  elan n.  
  elicit vb.  
  embellish vb.  
  embitter vb.  

 

 

 

tusaaleyn turjumidtaanka weedhaha

 

  • 1)Religions and civilizations dialogue will greatly contribute to narrowing the gap of differences between the east and west.

 

1)wada wada hadalada diimaha dhexmaraa iyo xadaaradaha waxa ay ka qeybqaadan doontaa illaa xad weyn oo ah yareynta farqiga u dhaxeeyay khilaafaadka  reer galbeedka iyo  bariga dhex

 

 

2)What governments spend on armament is just enough to satisfy the needs of the poor in the whole world                                                                                                                                                                                              2)waxa ay xukuumadu ay ku bixiyaan is hubeynta ,waxa ay ku filantahay daboolida baahida fuqoro badan oo ah aduun weyne ka mid ah.  

                .

3)The international community (society) must condemn the brutal crimes committed against the armless Palestinian people     

                                            

3)bulshooyinka aduun weynaha waxa la gudboon in ay daraabaan falal danbiyeedka waxshinimada leh ee ay ka galayaan xaq shacabka falasdiiniyeenta aan hubeysneyn

 

4)Terrorism is a pest fed by injustice.

4)argagixisadu waa aafo dulmigu u quudiyo

.

 

5)The policy adopted by American will, more or less to more violence, extremism and hatred in different regions of the world.

.

5)siyaasada uu markeynku ku dhisanyahay waxa ay keenidoontaa ugu yaraan  halis badan oo  xagjirinimo leh   iyo adag adeyga  iyo necbaasho ka dhex taagnaa dhamaan gobolada caalamka

 

6) President farmaajo has called for holding an international conference to fight terrorism under the supervision of the United National.

.

       6) madaxeweyn farmaajo waxa ugu baaqay in la qabto shir caalamiya dawli ah  kaas oo lugu la dagaalamayo aragagixisada waxa ka soo qeyb gali doona qaramada midoobay.

 

7) gaandi library is one of the knowledge treasures as it contains and the modern heritage. but losers by hand govement that show the people Somaliland incitizin

 

7)maktabada gaandi waa ka koobaada ee cilmiga ahna  keydka aqoonta waxa ay koobsatay awgeed ee ah boogaag wacan  oo dhaxal gal casriya ah, balse waa la khasaariyey gacant dawlada iyada oo ku jirta taasina waxa ay ku tusineysaa in ay  shacabka soomaliland yihiin muwaadinimadu ay ka dhimatay,

 

9 We must give interest to children and develop their talents so that they may have the ability of creation and inventiveness, not just imitation

 

8 waxa inagu waajib ah in aynu daneyno caruurteena oo ay hormarin hibooyinkooga  si ay u noqodaan qaar awood u leh in ay hal abuuraan  oo ay wax  curiyaan , oo aanay  noqon kuwo wax ku deyda oo kaliya,

.

9)somaliland didn’t and won’t give up its leading role in supporting the Somalia Nation’s issues.

 

9)Somaliland faraha kala ma ay bixin  kaalintii ay ku laheyd hogaanimo ee ay ku taageeri jirtay soomali weyn qadiyadeeda.

.

 10 The government works hard to increase the cultivated land area by reclaiming thousands of feddans yearly.

.

10 waxa ay xukuumadu ka shaqeysaa in ay ku dedaasho daryeelida kordhinta dhulbeereedka , iyada oo adeegsaneysa kumanaan tan oo sanad leh ah

 

11) The somalia countries must stand shoulder to shoulder (must unite) to face the challengers and dangers surrounding our somalia nation.

 

12)ummadda soomaliyeed  waxa ay isku garabsataa sidii ay u waajihi laheyd dhibaatooyinka soo waajahay  iyo halista ku xeeran ummada soomaliyeed

 

13)The state pays great attention to producing the nuclear energy for peaceful purposes.

13)xukumadu waxa ay siisaa ahmiyada weyn si ay u soo saarato nukuliyeerka awooda laga dhaliyo iyada oo u jeedooyin nabada galyo u adeegsaneysa.

 

.

) The world’s oil will run out one day and so we must find alternative sources of energy.

.

jeer danbe ay ka dhamaan doonaa caalamka shidaalku maalin maalimaha ka mid ah waxana laga mamaarmaan ah in la hello illo badel ka noqonkara awood ahaaneed.

 

14 somalia product must be of good (high) quality to be able to compete other products in international markets.

.

14 waxa laga mamaarmaan ah in waxa soosaarka soomaalidu ka sareeyaa tayo ahaan si u u awoodu inu la tartamo waxsoosaarka kale ee suuqyada caalimaha ah

 

 15 We must encourage businessmen from differ nationalities to invest in Somali

 

15 waxa laga mamaarmaan ah in la dhiirigaliyo ganacsatada shisheeye ee jinsiyada kala gadisan leh si ay u maal galiyaan Somali

 

16  Learning foreign languages and the internet is indispensable for every educated person at a present.

.

16 barashada afafka qalaad iyo aqabka waxa lagu xisaabsadu waa laga mamaarmaan cidkasta oo wax  baraneysa casriga xaadirka ah.

17 The losses resulting from wars are so fatal all the problems must be solved peacefully.

 

17 khasaaraha ka dhasha dagaalada  aad ayuu u foolxun yahay illaa heer ay waajib noqoneyso  in la xaliyo dhamaan mushkiladha ka taagan hab nabad galayo ah lagu dhameeyo.

 

18 Life in comps has great benefits as it teaches them co-operation, self-dependence and sacrificing for others.

.

nolosha ciidmeynta dhalinyarada waxa ay leedahay faa’idooyin badan oo ay ka baranayaa is gacanqabashada iyo ku tiirsanaata nafta iyo in hurista dadka awgeed.

dul

 

19 neighbor tolerance is what marks life in Somali nation where somaliland and somalia exchange visits on different feasts and occasions.

.

19 jaar wacnaatu waxa ay ma kala saarto nolosha dadka soomaliyeed  halkaas oo ay is booqdaa shacbi weynaha soomaliyeed wakhtiyada munaasibadaha  ciidaha kala gadisan .

 20 ) There must be an ideological dialogue between the somaliland and the somalia in order to avoid the conflict of tribalism.and with united.

.

20 waxa laga mamaarmaan ah in u jiro halkaas aragti is weydaarsi  dhex mara soomaliland iyo soomalai  si ay looga takhluso hirdanka qabyaaladeeda ee ka dhex alloosan. iyo midnimo la’aanta.

 

A lot of people protest against globalization as they think it only serves the sake of the rich countries, not the poor ones.

dadka badan ayayaa xujeysta nidaamak goboleysiga  oo u arka in ay tahay adeeg maslaxada u ah dawladaha hodanka ah marka laga reebo dawladaha faqiirka ah,

.

22)The international society should differentiate between terrorism and the peoplesright to defend their homeland.

 

22 bulshooyinka caalamka  waxa ay ku kala gadisan yihiin  aragixsadu  iyo xaq ay leedahay  xaq difaac

 

23 Psychologists think that the rising rate of unemployment leads in turn to the spread of violence and crime

culumada nafsiga ah waxa ay arkaan in qadarka kororka bilaacamalku in ay caalamka ay ku tahay kaalin weyn oo ka qeyb qaadaneysa in ay baahda bilaa camalka iyo  faldanbiyeed.

 

24 The state gives great interest to the talented in all fields and offers them valuable prizes on different occasions

 

dawladu waxa ay daneysaa dadka hibada leh dhamaan kaalimaha , waxana ay u hormarisay  jaa’isadu wacan munaasibaad  kala gadidan .

25 Billions of dollars are spent on war armament while a lot of children starve to death.                                                                                                                                 boqolaal milyaar  iyo doolar ayay ku khashgareeyaa dagaal iyo is hubeyn , halka ay  gaajo u bakhtinayaa ubad faro badan

 

 26 Reading illuminates mind enriches knowledge and makes the person aware of what is going on around him.

 

waxa akhrisku waxa uu nuuriyaa caqliga  hadonna waxa ka dhigaa aqoonta qofkana waxa u ka dhigaa mid dhugasho leh.

 

  • The government is doing its best enable the Egyptian citizen to face the high cost of living and to control monopoly.

 

 

xukuumadu waxa ay qabtay dadaalkeegii ugu danbeeyay si ay soomalidu ay u waajahaana maciishada kacsan la xayiray.

 

 

  • Developing education has become one of the most important goal that the government tries hard to achieve

 

waxa uu ay noqotay hormarinta aqoonta waxyaalaha ugu muhiimsan ee ay u  hawlgashay xukumada iyada oo halgameysa sida ay u xaqiiqjin laheyd taas

 

 

 

  • Tourism is not only an important source of national income and hard currency but also an opportunity for employing a lot of youth during vacations.

 

dalkiisa ku waa qeyb ka mid ah illaha ugu muhiimsan ee kharashaad ka qaranka  iyo shaqo adag , oo kaliya maah balse waxa ay fursada u tahay in la shaqaaleysiiyo  dhalinyaro faro badan wakhtigayada fasaxyada.

 

The south valley development project in Tushka is one of the ambitious projects which will provide job opportunities of young men.

 

.waxa lagu tiriyaa mashruuc lagu hormariyo toga koonfureed  in uu qarka u saaranyahay  mid ka mid  ah mashruucayada hanka sare leh ee kuu hirgalineysa  shaqada boqolaal dhalinyaro ah.

 

Egypt needs the efforts of its faithful sons in order to overcome all the problems which hinder its progress.

   Somaliland waxa ay u baahanatahay dadaal badan oo weelasheeda  si daacad leh ay u qabtaan iyaga oo ka qaalib noqonay  dhibaatada  taas oo  cabada ku ah hor u socodka .

 

Every citizen should play an effective part in eliminating illiteracy in his village or in the district where he lives.

 

waxa  waajib ku ah qofka kasta oo muwaadin ah in dardargaliyo kaalin firfircoon kaga ka takhlusta umiyinimada deegaankiisa haday tahay iyo xaafada kale ee uu ku noolyeyba,

 

 

 

 

It isn’t impossible for a person to achieve his ambitions if he has patience and strong will.

 

.

suurogal maah haddii aanu qofku  in uu gaadho yoolkiisa  hadii aanu laheyn sabir  iyo doonis xoogan,

 

 

waa su’aalo laga soo xulay imtixaanaad ka dugsiga sare

 

  1. A) u turjun af somaali: 2002

         Many people like to collect things like stamps, for example. Some stamp collections are very valuable. Usually the fewer the number of people who have a stamp in their collections, the more valuable that stamp is.

  1. b) u turjun af ingiriisi:

 

xafladaha galbinta aroosyadad  iyo munaasibaadka muhiimka ka ah dal walba  wax  u leeyaha  hidde iyo dhaqan u qooniya oo ka gadisan dalalka kale.

.

  1. A) u turjun af soomaali :

         somaliland has a strong cultural history. Some of the greatest isaaq writers, musicians and craftsmen are somalilanders. In the last century, boobe yuusuf ducaale, ibraahim axmed cawaale were probably the best-known writers in somalilan.

u turjun af soomali

       The government is trying hard to solve traffic problems by constructing new roads and flyovers. The number of vehicles is increasing everyday .Roads are becoming too crowded for drivers to use.

 

u turjun afsoomali

     Exercise is a good way to get rid of the stress and frustration of the workplace. Consequently, people who exercise regularly feel better and do not get sick so often. This would benefit the society as a whole.

.

  1. A) u turjun soomali:

       Only the individual himself can develop his potentials. But, like any other living being, he needs an atmosphere of warmth to give him a feeling of inner security to express himself.

  1. b) u turjun af ingiriisi:

Somaliland waxa ay ku nooshay hormar iyo nabadgalyo waxana ay leedahay nidaam dawladnimo oo dhameystiran

 

 

 

  1. A) af soomali u turjun :

        The 20th century will be remembered for scientific revolution. Our age is the age of the atom, space, and revolutionary medical achievements. Therefore, conferences are organized to apply and make use of these achievements.

 

Translate into English

 

 

shaqo guri

 

 

af soomali u turjun

1-Egyptians are proud of Professor Magdi Yacoub. Thanks to his high qualifications, he has become the pioneer of heart transplant operations. Though he is in his 70s, he is still making great efforts for the sake of children with heart problem. 

2- Pasteur was a world-famous scientist, who was born in 1822 into an ordinary French family. When he first went to school, he was a very lazy student, but his life changed when a new and imaginative chemistry teacher arrived. From that time, he became very excited about the subject and he left school with good qualifications.

3- All living creatures need to cooperate in order to achieve their goals. Teamwork, which means the ability of a group to work well together, is something we can’t do without teamwork, together with tolerance, is essential for the success of ant project.

4-In the past , trade-the buying and selling of large quantities of goods – was on a small scale. Today trade has greatly developed and increased. Goods are now transported quickly and safely by air, sea and railway.

 Cabdicaziiz Xikm xikmaawi25@gmail.com

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso