Daawo-Wasaarada Maaliyada waxaanu isku Qabsanaa Cashuur Ururinta wadooyinka caasimada- Masuul Dowlada Hoose.

Hargeysa(Toggaherer)-Wasaarada Maaliyada waxaanu isku Qabsanaa Cashuur Ururinta wadooyinka caasimada- Masuul Dowlada Hoose.

Masuul sare oo ka tirsan dowlada hoose ee caasimada somliland ayaa sheegay in wasaarada maaliyada somaliland iyo masuuliyiinta Dowlada hoose ee magalada hargeya in mararka qaarkood ay isku khilaafaan cashuur ururinta wadooyinka caasimada wadanka.

Daawo-

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso