Daawo: ” Gaadhi Nuha Ah ayaa na dhaafay Markii aanu Eryanayna Ee aanu Qabanayna Waxaan Saarnaa Gaadhiga 29 ruux oo Ethiopian ah Oo la tahriibinaayey Hawshiina waxaanu ku wareejinay Booliska Waxaanaan filayaa ninkan waday in uu ahaa kuwii ugu waaweyna raga ka ganacsada arintan” Wasiir kuxigeenka Warfaafinta

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta somaliland maxamed Muuse abees Ayaa ka hadlay dhlinyaro Si sharci Daro Ah Loo Tahriibinaayey.

wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta somaliland Maxamed muuse abees ayaa si saahfaahsan uga hadlay isagoo safar ku tagaayey magaalada berbera dhacdo uu kula kulmay jidkii uu sii maraayey ,dhacdadaasi oo ahyad in dhalinyaro da-yar ah dalka si shrci daro ah lagaga tahriibinaayey iyadoo la garaacaayo.

arrintaaso oo sheegay wasiir ku xigeenku in gacanta ay ku soo dhigeen tahriibayaashaasi ,iyadoo imika ay gacanta ku hayaan ciidamada amaanku.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso