Nin aan Haybtiisa la Garanayn oo Dilay hadh Cad Haweenayda Boqorada Quruxda Guatemala !!!

Kaamirooyinka ilaalinta ayaa duubay xili la tooganayay Haweenayda Quruxda Guatemala Rosa Hotelia Ramirez wado ka mid ah wadooyinka Guatemala, iyada markiibana u dhimatay xabadii lagu dhuftay.

Ramirez, oo 32 jir ah, ayaa ku socotay gurigeeda ka dib markii ay inanteeda ay geysya dugsiga.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso