Askarta Turkiga oo ka taagay calanka dalkooda Buuraha Bersaya ee Suuriya

Askarta Turkiga ayaa calankooda ka dul taagay Buurta Bersaya ee Tal Afrin, waqooyiga Suuriya, kadib markii ciidamada iyo mucaaradka Suuriya ay qabsadeen Axaddii buurta istiraatiijiga ah.

Warbaahinta Turkiga ayaa daabacday fiidiyoow muujinaya iyada oo uu ka taagayo askari Turki ahi calanka dalkiisa Buurta dusheeda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso