Daawo: Haweenay Badbaadisay Nin Tareen Isku Tuuray si uu Isu Dilo!!!!

Kamarada Ilaalinta ee CCTV Camera ayaa saldhig tareen oo ku yaala Ingiriiska duubtay haween badbaadisay nin iskuday inuu is dilo iskunatuuro Tareenka.

Fiidiyowga ayaa muujinaya haweeney si geesinimo leh uga soo booday ninkaas daqiiqad ka hor inta uusan tareenku soo gaadhin oo dhulka ku dhuftay si ay u badbaadiso noloshiisa.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso