Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada somaliland ayaa Maanta waxay Ansixiyeen Labo Xubnood Oo Ka Mid Noqonaaya Guddida cadaalada Ee Dalka.

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada somaliland ayaa Maanta waxay Ansixiyeen Labo Xubnood Oo Ka Mid Noqonaaya Guddida cadaalada Ee Dalka.

Muuqaalka labada Xubnood Ee la ansixiyey maanta:


Fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland Oo uu shirgudoominaayey Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golahaasi Md- Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen Cali Maxamed qoorseed iyo Jimcaale Maxamed Xaasho oo ka mid noqonaaya guddida cadaalada ee Wadanka.
Iyadoo Mudanayaasha golahaasi si gaar gaar ah cod ugu qaaday labadaasi xubnood ,kaa kan gudoomiye xigeenka kowaad Ee golahaasi wakiilada somaliland oo si rasmi ah ugu dhawaaqaaya natiijada ay ku ansixiyeen labadaasi xubnood ee ka mid noqonaaya guddida cadaalada ee dalka:

Halknai Hoose Ka Dhagayso-

Advertisement

Ku Xayeysiiso