Wareysi-Masuuliyiinta Sarsare Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Ayaa Dalab U Diray…

Hargeysa(Toggaherer)-Masuuliyiinta Xisbiga cadaalada Iyo daryeelka Somaliland ayaa Dalab U diray…
{calaamadu waa calaamadii taraafikada oo wadad xagan ka timaada ka taagan ,markaasi waxaanu leenahay hanaloo furo barxadayada maadaama ay xaruntayadii dhexe halkani tahay ,waxaanu ciidanka taraafikada u sheegaynaa in carotuulkani ay ka hor qaadaan xafiiskayaga kana durkiyaan ujeedadaya aanu ka hadlaynay intaasi ayey ahayd}.

Daawo Wareysigaasi oo fahfahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso