Ma la rabtaa caruurtaada mustaqbal wanaagsan – Baro qaacidooyinkan

Waalidkasta waxa ugu qaalisan ee uu haystaa waa ubadkiisa. Farxada ubadkaagu waa farxadaada,dhibtooduna waa dhibtaada. Sidaa daraadeed waa in si fiican looga shaqeeyaa tarbiyadaynta ubadka. Tarbiyada ubadku waa cilmi la barto ma aha wax la iska dhaxlo. Waxaan idin wadaagi doonaa qaacidooyin ka mida qaacidooyinka waaweyn ee korinta ubadka. Barmaamijkan oo ciwaankiisu yahau “Ma rabtaa in ay caruurtaadu wanaagsanaadaan” waa barmaamijka kowaad ee 5 barmaamij oo ku saabsan arinkan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso