Warbixin: Daawo Xaalada Biyo La`aanta Hargeysa Oo Ka sii Daraysa

Hargeysa(Toggaherer) Xaalada Biyo La`aan Ba`an Ayaa Ka Taagan Guud Ahaan Caasimada Somaliland ,Iyadooo Dadweynahaasi Ku Dhaqan Magalada Hargeysa Ay Ka Cabanayaan Booyadaha Biyaha U Dhaamiaya Magalada Hargeysa Oo Lacag Qaali Ah Ugu Dhaamiya Shacabkaasi,Waxaanay Baaq Qaylo Dhaan Ah Udireen Xukuumada Cusub.

Warbixintaasi Waxaa Soo Diyaariyey Wariye- Mowliid Maxamed Siciid,Qodobkan Oo Faahfaahsan Halkani Hoose Ka Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso