Mudanayaasha aqalka Golaha wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Waxay Cod Gacan Taag ah ku ansixiyeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada cusub Ee somaliland.

Dhagayso- Mudanayaasha aqalka Golaha wakiilada somaliland ayaa maanta waxay cod gacan Taag ah ku ansixiyeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada cusub Ee somaliland.


fadhigii maanta Ee golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed faarax Ayaa Si Buuxda ugu dhawaaqaaya Natiijada ay ku ansixiyeen :

Hadda Dhagayso Qodob wareedkaasi oo Dhammeystiran,Halkani Hoose Guji:

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Ayaa Mid mid ugu dhawaaqaaya natiijada ay ku ansixiyeen Golaha wakiiladA Somaliland Golaha wasiirada cusub.

Advertisement

Ku Xayeysiiso