Degdeg- Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta waxay cod Gacan Taag ah ku ansixiyeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada cusub Ee Somaliland.

Hargeysa(Toggaherer)– Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta waxay cod Gacan Taag ah ku ansixiyeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada cusub Ee Somaliland.


fadhigii maanta Ee golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed faarax Ayaa Xubnahaasi ay maanta meelmairiyeen golaha wasiiradu waxay kala ahaayeen:
1-wasiirka wasaarada gaashaandhiga- ciise Axmed yuusuf
2-wasiirka wasaarada gaadiidka Somaliland-C/laahi Abokor
3-wasiirka wasaarada Maalgashiga- Maxamed Axmed maxamuud
4-wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta-C/raxmaan C/laahi farax(c/raxmaan Guri Barwaaqo).
5-wasiirka wasaarada macdanta -jaamac Maxamuud cigaal.
6-wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga-Maxamud xasan saacid.
7-wasiirka wasaarada deegaanka- shigri ismaciil baandare.
8-Yuusuf Mire Maxamed (Boos)-wasiirka wasaarada dhalinayarada iyo ciyaaraha .
9-Maxamed xaaji Aadan-Wasiirka wasaarada xidhidhka golayaasha iyo Dastuurka .
10-wasiir ku xigeenka wasaarada Arrimaha gudaha-Maxamed Muuse diiriye.
11- wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada -Maxamed Daahir Axmed.
Daawo muuqaalka masuulyiinta Golaha wasiirada Cisub ka mid ah ee ay maanta mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ansixiyeen:


Advertisement

Ku Xayeysiiso