Mudanayaasha Aqalka Golaha wakiilada Somaliland Ayaa maanta waxay cod gacan taag ah ku meelmariyeen Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Somaliland Oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Qaranka Somaliland.

Hargeysa(Togaherer)- Mudanayaasha Aqalka Golaha wakiilada Somaliland Ayaa maanta waxay cod gacan taag ah ku meelmariyeen Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Somaliland Oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Qaranka Somaliland.


Xubnahaasi maanya ay mudanayaasha aqalka golaha wakiilada somaliland ay maanta codka gacan taga ah ku ansixiyeen waxay kala ahaayeen:
1-Wasiirka wasaarada Beeraha Axmed muumin seed.
2-cabdiwali sheekh c/lahi wasiirka Boosaha.
3- wasiirka wasaarada Howlaha guud -cabdirashiid ducaale qamdi.
4-sheelh khaliil axmed C/laahi wasiirka wasaarad diinta iyi awqaafta.
5-saleebaan cali kore wasiirka Biyaha.
6-wsiirka wasaarada maaliyada yuusuf Maxamed cabdi.
7- xasan maxamed caliwasirka wasaarada xanaanad xoolaha .8- wasiirka caafimaadka xasan ismaciil.9- yaasiin maxamuud xiir wasiirka wasaarada waxbarshada iyo sayniska.
10-wasiirka wasaarada shaqada inda jaamac gaani.
11-maxamed Muuse Abees wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta.
12-yurub Abiib cabdi-wasiir ku xigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo kalluumaysiga.

Halkani hoose ka Eeg muuqaalka Xubnaha wasiirada la ansixiyey:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso